Waa nin 69 jirka ah, wuxuu ku dhashay kuna koray Kigali, Zaire. Aabihii wuxuu ahaa askari Ingriis, wuxuuna ku dhashay Tuulada Jugle, oo wax yar u jirta magaalada Qabridahare. Sheekada ninkan oo yaab iyo xanuun leh waxay muujinaysaa xanuunka Gumaysigu leeyahay.
Halkan ka dhagayo sheekada oo dhan.