Waxgarad, Qurbojoog iyo Masuuliyiin u Dhashay Gabalka Jarar oo Balan ku Qaaday ka Qayb Galka Horumarinta Gabalka iyo la Dagaalanka Nabad Diidka.
Dhagaxbuur, July 9, 2011 [ras] – Waxgaradka u dhashay gabalka Jarar oo isugu jira maamulaka gabalka, Qurbo joog iyo masuuliyiinta…