War Deg Deg ah: Laba Nin oo Hore Isugu Dayey in ay Dilaan Dr. M S Dolal iyo Eng. Salaxudin Cabdiraxmaan, oo Maanta Lagu Dilay Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab.
“Boholo Khayaamo ha Qodin Hadaad Qodana ha Dheerayn ku Dhici Doontaan ma ogide” hadaad ku taamto in aad walaalkaa kibir…