Kooxda Jwxo-shiil iyo Ururka Alshabaab oo Qorshaynaya Qaraxyo ka Dhaca Magaalooyin ka Mid ah Dhulka Somalida Ogadeeniya.
Ururka Alshabaab iyo Kooxda Jwxo-shiil, ayaa waxaa dhexmaray xidhiidh cusub oo ku saabsan sidii ay dhibaato ugu gaysan lahaayeen dadweynaha…