Muxuu yahay Micnaha ka Dambeeya in Godey, Jijiga, Baabili iyo Dhagaxbuur oo Kaliya uu Telefiisnka Itobiya ka Waramo?
Waxaan si caadiya u fiirsadaa telefishinka Itobiya, gaar ahaana barnaamijka af Somaliga, si aan ula socdo isbadalada degaanka Somalida Ogadeeniya…