Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaali galbeed ee ku nool magaalada San Diego in ay ka soo qeyb galaan kulan xog warran ah oo laggaga wada tashanaayo dilkii foosha xumaa ee qorshaysnaa ee lagu fuliyey Sheekh Mohamed Dubad Xirsi Cagoole.
Waxaa kale oo kullanka lagu soo qaadi doonaa arimo badan oo taakulayn ah oo uu Sheekh Maxamed Eebe ha u naxriistee hore uga waday dalka Kenya.
Goobta: East African Community and Cultural Center
4061 Fairmount Avenue
San Diego, CA 92105-1607
Taariikhda: 02/27/11
Waqtiga: 3:30pm
rasaasa.com