Sat. May 28th, 2022

rasaasaWar Deg Deg ah: Wadahadalo xasaasi ah ayaa la sheegay in ay maanta duhurnimadii ka bilowdaneen magaalada London. Waxaanu sida ugu dhakhsaha badan idamka Eebe idiinku soo gudbin doonaa, xogta dhabta ah ee ku saabsan warar xasxaasi ah oo sheegaya in uu isfaham khadka telefoonka ah dhexmaray kooxda mucaaradka  degaanka iyo waftiga dawlada degaanka.

By Rasaas