Mon. Jan 17th, 2022

Waxaanu ugu bishaaraynaynaa dhamaan ummadaha Islamka ah, gaar ahaana ummada Somaliyeed  dhamaadka bisha Ramadaan, ka dib kolkii ay guteen waajibaadkii Soonka. Arinta Ciida darteed waxaanu ugu bishaaraynaynaa in dabaaldaga Ciida Ramadaan aan Link u soo samaynay macaamiisha bogga rasaasa.com.

Halkan ka dhagayso Heesaha Ciida .

By Rasaas