Yartan Dheereey, Hadaaad Dhuunta Mari Lahayd, Sida Dheeftaan Calooshaan ku Dhigan Lahaa

 

Erayadaas waxay hordhac u yihiin codka dahabiga ah ee fanaanka da,ada yar ee laga daba dhacay sanadkan Cali Aw Bashiir [Cali Dhaanto]. Fanaanku waxaa uu codadd la yaab leh si gaar ah ugu qaadaa noocyada kala duwan ee dhaantada oo ay saaran tahay muusic cajiib ah. Waxaan maanta soo qaadanay hees ka mid ah heesihiisa dhaantada midii ugu dambaysay.

[jwplayer mediaid=”6658″]

rasaasa.com