Xuseen Shiil Kabadhe oo ku Geeriyooday Dalka Kenya

 

Nairobi, May 15, 2012 [ras]- Xuseen Shiil Kabadhe oo saaka ku geeriyooday Magaaladda Nayroobi ee dalka Kenya. Eebe ha u naxariistee Marxuun Xuseen ayaa ku geeriyooday Hospital ku yaal Narobi oo uu mudo ku jiray.
Maamulka iyoShaqaalaha warbaahinta Rasaasa.com iyaga ka tiiraanyeysan geerida ku timid marxuun Xuseen Shiil Kabadhe, waxay tacsi u dirayaan dhamaan Qoyska iIyo Qaraabadda, waxaana leenahay samir Iyo Imaan Eebe wayne ha inaga wada siiyo dhamaanteen, Marxuunkana Janaddi ha geeyo.

Aamin Aamin Aamiin.

rasaasa.com