Way Awoodaan Haweenka Degaanka Somalida Ethiopia Isbadal Waxbarasho

 

Haweenka degaanka Somalida Ethiopia waa laf dhabarta ay ku dhaqaaqdo umadeenu. Gabdhaha qurbo-joogta degaanka Somalida Ethiopia [SEWD], way awoodaan in ay isbadal ku sameeyaan waxbarashada caruurta iyo caafimaadka haweenka degaanka Somalida Ethiopia.

Qurbo-joogta u dhalatay degaanka Somalida Ethiopia waxaa la gudboon in ay gacan ku siiyaan ururka SEWD, waxqabadka ay ku doonayaan in ay wax uga qabtaan waxbarashada caruurta, Caafimaadka Haweenka, Curyaamiinta iyo dadka Cadka ah.

[jwplayer mediaid=”6579″]

[jwplayer mediaid=”6583″]

rasaasa.com