Warqado Sir ah oo Loo Diray Maxamed Ibrahin, kuna Saabsan Dilkii Adeerkii Sheekh Maxamed Dubad Xirsi!

 

E-mail sir ah oo uu noo soo gudbiyey xubin ka tirsan kooxda Jwxo-shiil, kaas oo naga codsaday in aanaan xiligan magaciisa soo daabicin, waxaanse qarin kar waynay  e-mailka oo cidii taqaanaa ay garan karto magaca xubinka, nagama uusan codsan in aan qarino e-mailka.

—————————————-

From: goodir-dheere@hotmail.com
To: halgame556@hotmail.com
Subject: RE: Salaan sare iyo War Bixin
Date: Mon, 14 Feb 2011 19:06:13 +0000

Halgame

Marka 1aad

Ogsonow Nimanka Webabka aad Sheegayso Qora Qaarkood laguma Kalsoona Waa lagu Guurayaa uun,oo Magaca Kore unbaa

la maqashiinayaa, waa arin Sir aha ,hadalkaasi Qofna Ha kula Kaftamin Halgame.

Mida labaad

waxaan kuu soo Copy Gareeyay Warqadii aan ku Canaantay Qoraaga Qorahay.com oo awal Ahaa Nin Wanaagsan laakiin Caadhifad Qabiil Qaaday oo kala Garan la, QADIYADA IYO Qabiilka Waanatan iyadoo Copy ah.

From:goodir-dheere@hotmail.com

-maamulka@qorahay.com
Subject: RE: Toosin iyo wax Usheeg
Date: Mon, 14 Feb 2011 14:55:45 +0000

ASC.

TOOSIN IYO Wax Usheegid

Wallaal Maamulka QORAHAY.COM Waxaad Moodaa Inad Ufikirayso Si Hoose oo aan Waafaqsanayn Shucuurta Shacabka REER Ogadenya, Waxaa Hubaal aha IN Ururka JWXO, Iyo Taageerayaashiisu ay Aad Ugu Farxeen Dilka Ninkaas Aad Sheekha Ku Sheegayso ee Ina Dubada aha , Waxaadna Ogaataa Caadhifada Qabaliga aha ee kaa Muuqata iyanan Meela Ku Gaadhsiinaynin, Xubin Walbana Waxaa larabaa inuu Dalka Ufikiro Halgame

Waxaad Ogaataa HOGAANKA Ururuka JWXO IYO Hawl-wadeenadiisu aad ayay Ugu Faraxsan yihiin, Dilka Ninkan aad Ku Sheegtay Sh Dubad, Anaguna aan Unaqaano inuu Yahay  { IRHaabi Mintid aha + Jaajuus + Dabaqoodhi } Iyo Inuu yahay NIN Ad Uga SOO Horjeeda, Halganka XAQA AHA EE Ay Hogaaminayso JWXO,

Waana Markii Labaad ee Arimahaas oo Kale An Kugu Aragno, SXB EE Is Ilaali, Qof walba oo Mas,uul aha Waxaa Saaran Waajibaad, Waajibaadkii ku Saarnaa In Qabyaaladi Ku Qaado ma,aha Halgame, Dhagar Qabe Kastaa Tol Ayuu Ka Dhashay,ee Jooji waxaad Wado,Hadada ku Wareegaysanayso Qabyaalad REER Warfaa Nimo aha Indha Ururuku Waa Kugu Soo Jeedaan……!!!! Waxaana Ognahay Inaad Reer Warfaa Waliba B/madoobe, Waliba Gaashaanbuur Waliba Ila Cagoole Isku Tihiin,Laakiin Halganka aan Tigreega iyo Dabaqoodhiga Kaga soo Horjeedno Waa Inaad Siday tahay Ula Socotaa….!!! Hadii Kale, Hadee Hogaanku Isagaa Go,aano Qaadanaya

Markaan eegno Sida aad Uhadlayso halgame Waxaad Kumoodaa Inaad Dabaqoodhi Tahay….. Hawl-wadeenda Ururkuna Arintaas way Kugu canaanayaan, Waxaadna Umuujinaysaa Inaad ka Xuntahay Geerida Ninkaas, Umadoo Dhan Ku Faraxdayi, Marka Halgame Wanaag Badan ayaan Kugu Naqaanaa laakiin Baryahan Waad kasii Daraysaa

Cida Dhishay DAHAG QABE Maxamed Dubad Waxaanu Leenahay GUUL, Adiguna Waxan Hoose ayaad Soo Malmaluuqday Sida Naag Masayrsan oo kale

TACAADHUFKII Qoraha QORAHAY.COM

Inaa Lillaahu wa Innaa Ilayhi raajucuun Allaah ah u naxariistee Sheekh Maxamed Dubad Xirsi Cagoole oo dablay aan la garanaynin ay gurigiisa ku dileen. 14/02/2011

GABA-GABADII

Waxay Bulshada REER Ogadenya Ku faraxsantahay, falkaas Sidii Larabay Ufulay, Cida Fulisayna Abaal Gud Ayy Ururuka Ka Mudan Yahay, Waana Rag badan Kaligiis ma,aha Waxaan kuu Sheegaynaa inaad Uhogaansanto Ururka Qawaaniintiisa,oo Caadhifada Raqiiska aha aad Joojiso Miyaad Ilowday HALGAME Kamas DHABAR iyo ragii Lagu Laayay XERADA IFFO-Kenya Ee Ay Laayeel AL-SHABAAB IYO S/Galbeed iyo Tigree oo Is Kaashanaya

Halgamaa Bahiir Ahmed iyo Hawlwadeenada URURKA

GUUL JWXO Iyo Aragtideeda Halgameed
ISKU TASHI iyo  Mintidnimo Waayo Aragnimo Leh

——————————————————————————–

From: hTo: goodiralgame556@hotmail.com
-dheere@hotmail.com
Subject: RE: Salaan sare iyo War Bixin
Date: Mon, 14 Feb 2011 18:55:45 +0000

ASC

Waxaad Moodaa in Sidii Larabay aad Uqorshayseen,Waxaadse Moodaa inaydaan Macluumaad SIININ Websate-yada sida QORAHAY.COM, OGADENTODAY.COM, Ogadennet.com, HANQADH.COM,Waayo waxay ahayd inay lasocdaan falkan oo ay sida la rabo u soo qoraan ,bal eeg mudane hadeer wayba kala hadleene, midba sibuu uqoray arintan ee miyaynan wanaagsanayn in laga sii digtonado.

——————————————————————————–

From: goodir-dheere@hotmail.com
To: halgame556@hotmail.com
Subject: Salaan sare iyo War Bixin
Date: Mon, 14 Feb 2011 18:46:07 +0000

ASC.

Aad Ayaan Kuusalamayaa HALGAME

War Bixintii Ugu danbaysay ee Naga Soo Gaadhaysa XAGA KENYA Waxay Qeexaysaa in Nin Daba Qoodhi ahaa oo Dubad layiraahdo Lagu tagay, ninkaasoo Run ahaantii Kamid ahaa Raga Dhagatii Is Dhiibida wax Ka Maleegay, waxaadna moodaa  Hawsha Dilkisu Sidii Larabay ay Udhacday 100% Nimankii Dilayna Xuduudaba WAY Gudbeen oo Nabad Galyo ayay Caro Mareexaan Gado ku Mareen,waxaana filayaa inay Ilaa bari Meeshii LOO Qorsheeyay ay aadi doonaan, waxaadan moodaa inaan Ku Guulaysanay arintii ugu Muhiimsanayd oo ahayd in inagoon Cidna La Qabanin ay Baxeen ragaasi SADEX  Nin ayay ahaayeen iyo Baauurkay soo Kiraysteen darawalkisa Bas aha, waxaa kaloon Ku Guulaysanay halgame inaan nimanka Reer Wardheer utusno in Ragii Wiilashooda Dilayi ay Ragaan yihiin, Waanse kuusoo Faahfaahin doolaa Ilaa labo Maalmood kadib

Guuliyo Isku TASHI

GUUL JWXO

rasaASA.COM