Warbixin ay BBC-du, Kaga Warantay Faa,iidooyinka Laga Helay Dawlada Wadaaga ah Intii ay Jirtay

 

Jijiga oo maanta lagu qabtay shir balaadhan oo laggaga halayey faa,iidooyinka laga helay nidaamka dawlada wadaaga ee Itobiya, ka dib kolkii uu ururka TPLF, ka caydhiyey hogaanka dalka Itobiya xukuumadii Milatariga ee Dhargiga. Waxaa war bixindheer oo arintaas ku saabsan ay BBC-da uga soo waramay Catoosh ee dhagayso.

[mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/catooshjijiga.mp3]