War deg dega

 

War mar dhaw naga soo gaadhay magaalada Capetown ee dalka South Afrika, ayaa waxa uu sheegayaa in wax yar ka hore xiliga aan qoraalkan soo galinay in lagu dilay magaalada Capetown, wiil ka soo jeeda dhulka Somalida Ogadeeniya.

Wiilkan oo aanan wali helin magaciisa ayaa Dukaan ku lahaa magaalada Capetown, goor dhaw ayaan dukaankiisa dhexdiisa ay niman budhcad ahi ku dileen.

Wixii dhar dheeraad ah ee na soo gaadha waanu idinla soo socodiin doonaa