War Deg-Dega: Ma Dhabaa in Cabdi Cabdulahi Xalay Xakawda Laga Jaray?

 

War deg-dega, oo aanan wali faahfaahintiisa helin, ayaa sheegaya in Cabdi Cabdulahi, oo ka mid ahaa masuuliyiinta kooxda Jwxo-shiil, ahaana taliyaha kooxda hubaysan xalay xakawda laga jaray.

Dalka Kenya ayaa waxaa baryahan caada ka ahayd dilal is daba joog ah oo lagu hayey dadka, ka soo jeeda gabalka Ogaden ee dalka Ethiopia.

Wali lama hayo wax faahfaahin ku saabsan dhimashada Cabdi Cabdulahi, wixii ka soo kordhana waanu idinla socod siin doonaa.

rasaasa.com