VOA: Ururka Ahlusuna Somaliya oo Xibin iyo Xeeb ku Eedeeyay Gacalnimada Ururada Oromo iyo Ubo

 

Ururka Ahlusna Somaliya oo ah urur ay is garabsadaan dawlada meel ku gaadhka ah ee dalka Somaliya, ahana ururka 2aad ee ugu awooda badan dalka Somaliya ayey fooda isku dareen gudaha Somaliya ururo argaggixiso ah oo laga mamnuucay dalka Ethiopia.

Dagaal xoogan oo loogu awood sheegtay ururada argaggixisada ah ee geeska Afrika, ayaa bishan November 1, 2011 ka dhacay degmada Guri-ceel ee dalka Somali.  Kooxahaas oo 18 ka mid ah lagu qabtay dagaalka ka dibna lagu wareejiyey wasaarada gaashaandhiga ee Ethiopia.

 

Halkan ka Dhagayso
[mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/voasomali.mp3]

 

rasaasa.com