Video: Nin Haweenaydii uu Qabay Garaacday oo Jidka ku Jiidayso

 

“Naagi nin ay lagado kama kacdo,” waxaan in badan maqalaa in Afrika ay ragu haweenka dilaan, laakiin Video-gan waxaa ku jira haweenay u xoog sheegatay ninkeedii.

Waxaan filaya in marka ay daawadaan haweenka Afrika kuwa ay ragu dhibaan in ay aad ugu farxi doonaan, laakiin waxaan kula talin in ayna samayn waxa ay haweenaydani samaynayso in ayna samayn.

[jwplayer mediaid=”5512″]

rasaasa.com