Ururka Dhallinyarada Somalida Ethiopia ee San Diego, oo Hamblayo udiraya shacabka Somalida Ethiopia Ciidul Fidriga

 

United Somali Ethiopian Youth [USEY] oo hambalyada ciida Ramadaan u diray dhamaan shacabka Somalida Ethiopia. Ciidan waa mid aad muhimad u leh, marka la eego dhinaca isbadalka deegaankeena ka socda. Waa waqti deegaanku ku talaabsaday arimo muhiim ah sida;horumarinta iyo isbadalka siyaasadeed ee ku soo kordhay degaanka.

Dhamaan Ururka Dhallinyarada degaanka Somalida ee SanD iego, wuxuu Eebe uga baryayaa shacabku in ay noqdaan kuwo ku ciida ciidan ciideeda horumar farxad leh. Shacabka Deegaanka Somalida ha noqdo kii isku tiirsanaada oo isku naxariista. Dadwaynaha DDS Eebe ha ka dhigo kuwii isku filaada.

Ugu danbay Ciid Mubaarak dhamaan walaalaha ku nool deegaank Somalida Ethiopia maamul iyo shacaba.

Maamulka UDSE

rasaasa.com