TV-ga Aljazeera Ayaa Warbixin ka Soo Diyaariyay Ciidamada Ismaamulka Sool, Sanaag iyo Cayn [SSC]

 

Tv-ga Al Jazeera ayaa warbixin dheer ka soo diyaariyey ciidamada maamul gabaleedka Sool, Sanaag iyo Cayn [SSC], oo mudo dheer ku jiray is abaabul, balana ku qaaday in ay ka kaxayndoonaan ciidamada Maamul gabaleedka Somaliland ee xooga ku haysta dhulkooda iyo dadkooda iyo waliba in ay ka go,ayaan maamul gabaleedka Puntland oo awal hore ay ka mid ahaayeen, balse dayacay difaaca dhulka SSC.  Halkan ka daawo warbixin uu ka soo diyaariyey wariye Maxamed Cadow oo u shaqeeya Telefishinka caalamiga ah ee Al Jazeera.