Taliyaha Booliska ee Dawlada Degaanka Somalida Ethiopia oo Waraysi Siiyey BBC-da

 

Jijiga, June 1, 2011 [ras] – Taliyaha Booliska dawlada degaanka Somalida Ethiopia, gaashaanle sare Yuusuf Maxamuud Muuse, oo waraysi siiyey Ideecada BBC-da, ayaa sheegay in dambiyada ugu badan ee ka dhaca dhulka Somalida Ethiopia ay gasho budhcada Eritrea.

Wariyaha ayaa Gaashaanle sare Yuusuf, waydiiyey budhcada ma waxaad ula jeedaa  ONLF, kolkaas ayuu yidhi Yuusuf “ONLF, nabad bay qaadatay, dawlada ayeyna ka mid tahay.”

Waraysigii oo dhamays tiran halkan ka dhagayso.
[mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/booliska.mp3]

rasaasa.com