Oggaysiis: Kullan Xog Warran iyo Wada Tashi oo ku Saabsan Dilkii Sheekh Maxamed Dubad oo Lagu Qabanayo San Diego, USA

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaali galbeed ee ku nool magaalada San Diego in ay ka soo qeyb galaan kulan xog warran ah oo laggaga wada tashanaayo dilkii foosha xumaa ee qorshaysnaa ee lagu fuliyey Sheekh Mohamed Dubad Xirsi Cagoole.