Home / Posts tagged 'Puntland'
-
Puntland: Gaagaab oo ka Gaabsaday tartankii Doorashada Puntland
Maxamed Cabdi Yusuf Gaagaab oo ka mid ahaa musharixiinta u tartamaya doorashada Puntland ka dhacaysa January 8, 2014 ayaa...
-
President of Mogadishu Will Not succeeds His Tribal Ideology.
May 26, 2013 – The weak government of Hassan Sheikh Mohamud beliefs can win, an Iririsim expansion ideology. It will...
-
Fawsiya Xaaji Aden: Ha Loo Daayo Arimaha Jubaland Somaliya
Mogadishu, May 25, 2013 – Wasiirada aan cidna wakiilka u ahayn ee dhax socota maamulka Xamar ayaa VOA-da mar ay lahadlaysay...
-
Xukuumada Eritrea oo Soo Abaabulaysa Qaraxyo Lala Beegsanayo Magaalooyin ka Mid ah Dhulka Somalida Ogadeeniya
Ras: Xukuumada Eritrea oo diyaar garow xoogan ugu jirta in ay Aafo ka abuurto gudaha Ogadeeniya, warar aanu ka helayno wariye...
-
Jwxo-shiil oo Eritrea si Deg Deg ah Looga Yeedhay
Warar xog ogaal ah oo naga soo gaadhaya dalka Eritrea ayaa waxay sheegayaan in dambiile Jwxo-shiil, si deg deg ah loogaga...
-
Mid ka Mid ah 5 Nin oo uu Maamulka Puntland ka Qabtay Dekada Boosaaso oo Maanta Geeriyooday
Nin ka mid ahaa 5 nin oo uu Maamulka Puntland ka qabtay Dekeda magaalada Boosaaso kana yimid dalka Yemen ayaa Maanta ku geeriyooday...
-
Jwxo-shiil, Xaajo Xumow Xogtaadii la Ogaal
Dadweynuhu ma wada fahmi karaan siyaasiga mooyee, Jwxo-shiil, waxaa haysata dhibaato la xidhiidha siyaasad xumadiisa iyo...
-
Alayle Faroole Kuma Fiicnayn Fariinta Laga Keenay
Ruuxa masuulka ahi kolka uu hadlaayo ama khudbaynaayo waa in uu dhawrsadaa, xitaa hadii ay dhab yihiin waxa uu sheegayaa, ...
-
Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo], Looma Dhisin in ay la Dirirto Ummada Somaliyeed
Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeeniya [Jwxo], waxaa loo aasaasay oo kaliya in ay gumaysiga Itobiya ka qaado warqada sharcidarada...
-
Mr. Qaaxo oo Buundhidii ka Soo Baxay, Daaroodna Dabo Fadhiya, Misna Hoosna Dab Kaga Shidaya Gabalada Puntland
Qalbi iyo quulb kala jirtuu Eebe qoonsaday, qadyadii Ogadeen kuwii qaybiyee lumiyey, qalalaase qoon kii dhexdhigay qolada...
-
Waraka Sheegaya in Puntland ay Dad Somalida Ogadeeniya u Dhashay ay Dhiibtay
Waxaa baryahanba socday hadalo ay dadku isla dhexmarayaan oo sheegaya in dad dhalasho ahaan ka soo jeeda dhulka Somalida...
-
Go’odoominta Lala Rabo Reer S/galbeed Sidee Looga Gaashaantaa?
Gumeysiga Itoobiya oo dhib iyo tacadiyo badan oo isugu jira dil, jirdil, dhac, barakicin iyo xabsiba ku hayey dadweynaha...
-
Jwxo-shiil, oo ka Shaqaynaya Dab in uu Dhexdhigo Puntland iyo Ummada Somalida Ogadeeniya
Jwxo-shiil, oo kolkii uu ku guulaysan waayey in uu iska horkeeno ummada Somalida Ogadeeniya dhexdeeda gudo iyo dibadba, bilaabay...
-
Maxaa Loo Xidh Xidhay Dadka Somalida Ogadeeniya ee Qaxootiga ku ah Waqooyi Bari Somaliya
Dhibaatooyinkii uu Jwxo-shiil ka dhex abuuray ummada Somalida Ogadeeniya iyo halgankeeda oo noqoday mid lagu xaliyo dhibaatadiisa...