Home / Posts tagged 'onlf peace'
-
Ogaysiis: Bogg Cusub oo Wax ka Qori Doona Arimaha Somalida Ogadeeniya, oo Saxaafada ku Soo Kordhay
Waxaa dadweynaha jecel akhrinta boggaga Internetka, lagu wargalinayaa in uu ku soo kordhay bogg aga saxaafada ee Internet-ka ...
-
Maxamed Ibraahimka Qorahey.com oo si Aada Loogu Canaantay Tacsidii uu ka Qoray Sheekh Maxamed Dubad.
Warar sugan oo laga helay ilo ka tirsan kooxda Jwxo-shiil, ayaa xaqiijinaya in Jwxo-shiil, si ba’an ugu canaantay Maxamed...
-
Dawlada Itobiya oo Markii Ugu Horaysay Sheegtay Abaarta ka Jirta Gabalka Ogaden
Wasiirka beeraha ee Itobiya Mikitu Kassa, ayaa markii ugu horaysay sheegay in dad badan oo ay tiradoodu gaadhayso 2.8 million...
-
Riyale Xaamud, oo ku Biiray Mucaaradka Jabuuti
London, Jan 8, 2001 [ras] – Riyaale Xaamud Axmed, oo mar ahaan jiray madaxweyne ku xigeenka Dawlad Gabaleedka Somali...
-
War Deg Deg ah: Laba Nin oo Hore Isugu Dayey in ay Dilaan Dr. M S Dolal iyo Eng. Salaxudin Cabdiraxmaan, oo Maanta Lagu Dilay Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab.
“Boholo Khayaamo ha Qodin Hadaad Qodana ha Dheerayn ku Dhici Doontaan ma ogide” hadaad ku taamto in aad walaalkaa...
-
Abaar ka Jirta Degaanka Somalida Itobiya oo Xoolo Badan Ugu Dhinteen Gabalada Qaarkood
Gode,Jan 27, 2011 [rasasa] – Dhibaato Abaar oo aad u daran oo laga soo sheegayo Degaanka Somalida Itobiya oo ay Duunyo...
-
Madaxweynaha Dawlad Degaanka Somalida oo Wacdaro ka Dhigay Waqooyiga Maraykanka
Waxaa maalintii Axda ahayd ka dhacay magaalada Minneapolis shir wada tashi ah oo ay Jaaliyada Degaanka Somalida Itobiya ku...
-
Jawaab ku Saabsan Qoraal ku Soo Baxay Bogga Beenta ee Qorahey.com
Waxaa Qoraal dheer na soo gaadhsiiyey akhriste ka mid ah macaamiisha bogga rasaasa.com, oo ka jawaabaya qoraal. Qoraalkan...