Shirkii Shirqoolka Halganka Shacabka

Nairobi – Kenya [May 26, 2009] – Shir xassaasi ah oo ka dhacey Hotelka Hilton ee magaalada Nairobi, Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay wakiilo ka kala socdey kooxo isu baheystey waxa lagu magacaabo la dagaalanka Argagixisada