Home / Posts tagged 'Jwxo-shiilo'
-
Kooxdii Jwxo-shiil, oo Ashuun ku Adin Noqotay Afxumo Mooyee
Hal kudhaga sanadkan Jwxo-shiil “ma doonayo in ay nabad ka dhacdo Ogadeeniya waligeed “BBC.” Jwxo-shiil, waxaa weeye...
-
Baanuyaal Caydhoobay Buugii Aabihii Buu Baadh-baadhaa
Kooxda Jwxo-shiil, oo awal horeba been naftooda ku maaweelin jiray iyo yeydaan caajisin, ayaa calamo ayna daacad ka ahayn,...
-
Boqolaal Baan Dilay Been ah iyo Mayd ka Bood-Bood Alle Magane na Bixinmayso
Eebe wayne dadka wuxuu xayawaanka kale kaga sharfay, waa garashada uu xaywaanka dheer yahay ee uu ku kala garto wanaaga iyo...
-
Jwxo-shiil: Dad waxaan Ugu Jeclahay, Habraha Buufisku Dilooday ee in ay Hadalka Dhagaystaan Jecel oo ay Taydu Ugu Horeyso
Jwxo-shiil iyo beeshiisa, oo qolkii Hindida ee buufiska Southal barito habro uu buufis baro ka dhigtay beeso kaga qaadanaya,...
-
Beesha Reer Haaruun iyo Afar Doqon oo Isugu Yimi Waxay ka Yeeli Lahaayeen TV Universal
“Dameertii Geela didisay iyadaaba bururuf leh” waa arin la yaab leh oo aan abid ina soo marin, gardarada dadkii...
-
Jwxo-shiil, oo ka Shaqaynaya Dab in uu Dhexdhigo Puntland iyo Ummada Somalida Ogadeeniya
Jwxo-shiil, oo kolkii uu ku guulaysan waayey in uu iska horkeeno ummada Somalida Ogadeeniya dhexdeeda gudo iyo dibadba, bilaabay...
-
Ogaysiis Muhiim ah
Waxaa dhamaan dadweynaha Somalida Ogadeeniya la Ogeysiinayaa in Damiile Jwxo-shiil, oo ahaa hogaankii Jwxo ee sanadihii 1998...
-
Kani Galbay ku Kale Mooyee
Kibistii go,daygii kol haduu kala tuuray kumbiskaynu sugaynay iyo shaahi noo karsamaayey, kaca oo dila mooyee kalmad aynu...
-
Jwxo-shiil oo Dilkii Dr. Dolal ka Dib ay Cirka iyo Dhulkuba ku Yaraadeen
Sharka kii ka abuurmay, Shaydaan aan la aqoon, aakharo aan shaati u oolin, ummada kii kala shiilay, shibanaa la yidhaa,...
-
Dhibaatooyinkii uu Dhigay Jwxo-shiil oo ku Dhex Baahay Dadweynah Somalida Ogadeeniya
Waxaanu in badan uga dignay dadweynaha Somalida Ogadeeniya in ay ka dheeraadaan dhibaatooyinka uu Jwxo-shiil la doonayo in...
-
Jwxo-shiilo oo ku Guulaystay in ay Difaacaan Baha Cabdile
Jwxo-shiil iyo beeshiisa ayaa waxay ka masuul yihiin dhibaatooyinka ka dhacay dhulka Somalida Ogadeeniya, waxaa kale oo ay...
-
Dadweynaha Somalida Ogadeeniya oo Yaaban!
Farta iyo meesha bukta ayaa is ogg, in gumaysi dalkeena haysto ma cid baa diidan, in Ogaden ayna ahayn meesha kaliya ee la...
-
Jwxo-shiil oo Warbixin Geeyey Caasmara, Caasimada Eritrea
Jwxo-shiil, oo ay aad indhaha ugu hayaan sirdoonka dalalka reer galbeedku, ayaa waxaa uu geeyey dalka Eritariya warbixintii...
-
Boggaga Qaxarka Qabyaalada ee Buun Buuniya Beenta Jwxo-shiil, Jiitay Waa Hore.
Ma runbaa ma been baa, ma dadka shaki gali baa, ma cadogaa dhuux sagaaraa loogu subkadaabaa, waan saluugnee soo celcelintiyo...
-
Jwxo-shiil iyo Beeshiisa oo Yeeshay Shir ay ku Go,aan Qaateen
Jwxo-shiil iyo Jwxo-shiilo oo yeeshay shir, kagana tashaday, sidii ay kaga bixi lahaayeen siriq dhaqaale oo soo gaadhay sidii...