Home / Posts tagged 'Jwxo-shiilada'
-
Mid ka Mid ah Odayaashii Dhawaan Jaaliyada Beesha Absame ee Norway Magacaabatay oo Weerar Gacan ka Hadal ah ay ku Soo Qaaday Kooxda Jwxo-shiil.
War dag dag ah oo hada naga soo gaadhay caasimada Norway ee Oslo ayaa sheegaya in weerar gacan ka hadal ah lagula kacay nabad...
-
Kooxda Jwxo-shiil oo Dawliskii u Go,ay Ina Aw Xuseena Dooji Isleeyahay
Jwxo-shiil, oo Eritrea arxan mooday afkana ood ka saaray kooxdii uu madaxda u ahaa ee loo yaqaanay kooxda Jwxo-shiil, oo...
-
Beesha Reer Haaruun iyo Afar Doqon oo Isugu Yimi Waxay ka Yeeli Lahaayeen TV Universal
“Dameertii Geela didisay iyadaaba bururuf leh” waa arin la yaab leh oo aan abid ina soo marin, gardarada dadkii...
-
Maadeey ma Maqasheen!
Ragu waa labo, nin soo socod naageed leh oo sii socod nimeed leh iyo nin soo socod nimeed leh oo sii socod naageed leh. Nin...
-
Jwxo-shiil oo Afka Abur ka Keenay Kol ay Kooxdiisu Kulan Hoose Yeelatay
“Hadaad hore u maqli jirtay, Faras reer Cali nacay iyo Naag reer Cabdile nacay midna ebda ma leh, haatan waxaa socota...
-
Ina Dhuubo oo ku Qaday Denmark oo Qardhaas u Jaxaastay Jeebka Xoogsatada Australia
Ina Dhuubo oo dhacii dhiigmiiradnimada ahaa ee uu ku joogay Yurub, hada ka bilaabay Australia, ka dib kolkii ay fahmeen dadweynaha...
-
Xaar Roob ku Da,ay Xambaar, Xaalaka Diirane Weeye
Jwxo-shiil: Hannad hadii aad tahay iyo nin raga oo hadaf fog dhawraaya, hogob kuma rideen geesigii hawsha kuu diray, hunguuf...
-
Kani Galbay ku Kale Mooyee
Kibistii go,daygii kol haduu kala tuuray kumbiskaynu sugaynay iyo shaahi noo karsamaayey, kaca oo dila mooyee kalmad aynu...
-
Heshiiskii Burburinta Ururka ONLF iyo Xog La,aantii Dadweynaha
Waxaan todobaadkii hore qornay sheeko ku saabsan ciwaankan “Kooxdii Jwxo-shiil oo Dhawr Faladh Noqotay” waxaanan...
-
Dambiile Ina Dhuubo oo u Tahriibay Xagga Qaaxo
Shimbir garab li,i wax ma garatee, waan gabooboo geedna waayee, Jwxo-shiil baa i go,odoonshoo i guhaadshee waan gagabyoo...
-
Xornimodoon Mise Xaasidnimo: Halkan Riix Si,aad u Buuxiso Arjigan Codsiga Wadajirka ah [Petition]
Xubnaha ONLF ee Jwxo-shiil daba jooga, ma aha kuwo daacad ka ah halganka ay wado ummada Somalida Ogadeeniya ee ay Jwxo ugu...
-
Xagee ayaad Umalaynaysaa In ay Iska Shabahaan Ina Dhuubo Iyo Tamuuje [Ninka Jaaliyada Southall Ku Qabiilka ah] Xageese Iska Shabahaan Maadey Iyo Ina Iley
Waxaa dhab ah in dadka qaarkii meelo badan iska shabahaan iyaga oo aan uur hooyo ka soo wada bixin, ilmo Aabana ahayn, waxaa...
-
Xaabo Tuugo Matalaysay Jwxo-shiil oo Gawsaha Iska Guray!
Jaahuuro iyo Jaamadheer oo dagaal ku dhexmaray qol Jamiaca leedahay, Xaaba Tuugadii Matalaysay Jwxo-shiil ee Kulanka ku Lahayd...
-
Kulan Micna Daro ah oo Kooxda Jwxo-shiil iyo Tuugta Daba Taagan Denver, Colorad ku Qabteen oo Lagu Kala Tagay
Sheeko la yidhaahdo waxay ka soo jeedaa qabiilka Ciisaha ayaa tidhaahda “saala saalaysaye walee sidaasaanan kaaggaga...
-
Xaabo Tuugo Matalaysay Kooxdii Jwxo-shiil, oo Shalay Gabal Dhicii ku Kulmay Guri ay Leedahay Jaaliyada Jamaica
Maahmaah gabdheed Somaliyeed baa waxay tidhaahdaa “doqon rag iyo dib waraab ah midna docdaada laguma waraabiyo”...