Hadaad Azan Maqasho, Ogow in ay Tahay Kooxda Jwxo-shiil

“Hadaan codka iyo ciwaankaba badalo, hadaan carradiyo cidleeyo dhulkaba, oon  cimaamad xidhiyo biddaanad cad, curadadii aan laayey ceeb ka dhaxloo cidhiidhi galo ma ciirsan karee toloyow cafis maygu caawini.” Jwxo-shiil.

Qayb 2aad ma Taqaan Cibaado Maxamed Tarabi?

Afeef: hadii uu ruuxu siyaasad galo laguma tixgaliyo jinsiga uu dadka ka yahay ee waxaa loola dhaqmi ruux siyaasi ah.Sidii aan idiinku balan qaadnay qaybtii 1aad, waxaanu idiin soo daynaynaa sheekadii dhexmartay wariyaha rasaaa.com u jooga Scandinavian countries iyo Cibaado ee ku saabsanayd xogtii ay ka haysay dilkii Dr. Maxamed

Yaa Xasuus Muddan? Wadaniga

Dadweynaha Somalida Ogadeeniya, waxay wali iloobi la,a yihiin geesigii ka baxay, waxayna goob kasta oo ay ku kulmaan dhinacyadooda iyo dharkooda ka muuqda muuqaaladiisii iyo waliba hal ku dhagyadiisii uu halganka u