Tacsi: Xaaji Maxamed Daahir Ibraahim oo ku Geeriyooday Qabridahare

 

Eebe ha u Naxariistee waxaa xalay Magaalada Qabridahare ku geeriyooday  Xaaji Maxamed Daahir Ibraahim, oo ka mid ahaa odayaasha degan magaalada.

Anaga oo ku hadlayna magaca maamulka iyo shaqaalaha bogga rasaasa.com, waxaanu kola ugu haysa marxuunka Eebe uga baryeynaa in uu Janadii geeyo, mar labaadkana samir iyo iimaana ka siiyo qoyska iyo ehelada.

aamiin aamiin.