Soon Wanaagsan

 

Waa bishaan sugaynee sooma ramadaanka, waxaa caawa bilatay bishii khayrka iyo barakada. Bogga rasaasa.com wuxuu ugu bishaaraynayaa dhamaan ummadaha Islamka ah meel ay joogaanba dhalashada bisha Ramadaan.

Waxaa sanadkii hal mar soo mara ummadaha Islamka ah bisha Rabadan oo ka mid ah bilaha Islaamka ugu qiimaha badan. Umadaha Islamku waxay bishan badiyaan akhrinta Qur,aanka iyo Cibaadada diinta Islamka.

Waxaanu ummadaha Islamka u rajaynaynaa dambi dhaaf, iskaalmaysi iyo midnimo.

rasaasa.com