Sixid: Iska Jira! Kooxda Jwxo-shiil, oo Wada Farsamo Cusub oo ay Dhaqaalo ku Guranayaan

 

Waxaan ka raali galinaynaa Wariyaha warka na soo siiyey in aanu warka oo khalad yar ku jiro tabinay, waxaa kale oo aan ka raali galinaynaa akhristayaasha, in aan u gudbinay qoraal xoogaa laxni ah wata, qoraalkaas oo ah kii ugu dambeeya ee aan bogga saaka soo galinay.
Qodabadan hoose ayaa khaldanaa oo aanu dib ka saxnay;

1. Dadka lacagta guraya inta badan waa haween la yaqaano oo ka tirsan kooxda Jwxo-shiil, ee ma aha dad cusub.

2. Dalka Norway waxay lacag kaga gurteen islaan da’ ah ayaa visacard laga xaday oo bangiga ayaa lacag u haysta.

3. Odayga ay sheegeen in uu Deegaankii ku xanuunsanyahay waxay isna kaga howl galeen Ingriiska.

4. Aqalka gubtay ee lacagta ay sheegeen in ay u gurayaan waa San Diego, Maraykanka.

Aad ayaad u mahadsantahiin

rasaasa.com