Home / News in Somali /
Shirka Nabada iyo Horumarka ee Jaaliyada Somali-Galbeed, Minnesota
Waxaa Lagu Wargalinayaa Dhamaan Jaaliyada Somali Galbeed ee ku nool dawlad gabaleedka Minnesota, in la qaban-doono Shir balaadhan oo laggaga wada arinsanayo isbadaladda siyaasadeed iyo heshiishyada ka soo cusboonaadey Dagaanka Soomali-Galbeed. Hadaba, Waxaa si sharaf leh looga codsanayaa dhamaan Jaaliyadu in ay ka soo qeybgasho Shirka oo dhici doona bishan May 9, 2010.
Waxaa Lagu Qaban Doonaa Qolka Shirarka ee Muqdisho Mall
Goobta & Galinkaa Shirka Waatan Hoose
Date: May 9th, 2010
Time: 2:30 PM to 5:30PM
Address: 3015 Cedar Avenue South, Minneapolis, MN 55407
Contact: La soo xidhiidh
Sheekh Jamal Abdirahman: 651-734-3261
Sheekh Fawzi Hassan: 612-483-1995
Nabadu Waa Lafdhabarka Horumarka ee Aynu Taageerno Dhamaanteen
rasaas.com