Sheekh Maxamed Ibrahin Shakuul, Ganacsade Caan ah oo u Dhashay Dhulka Somalida Ogadeeniya

 

Sheekh Maxamed Ibrahin Shakuul, waa ganacsade caan ah oo u dhashay dhulka Somalida Ogadeeniya, waxaana uu ka mid yahay dadka dalka uga tagay dhibaatooyin amaan daro iyo waliba xidh xidhnaanta dhinaca ganacsiga. Shakuul, waxaa uu ka mid yahay jecel in ay nabad buuxda ka dhacdo dalka si ay dadku u helaan nolal.

kobtan ka dhagayso waraysiga Sheekh Shakuul
[mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/bbcshakuul.mp3]

rasaas.com