Sanad Wanaagsan

 

[mp3player width=100 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/noqo.mp3]  2012 Hoodaale khayrloo nabad noo horseediyo noqo horumarkeenii,  kii noo hagaagee noqo loo hanweynyahay.

Bilowga sanadka cusub 2012 waxaan ugu hambalyeynaynaa dhamaan macaamiisha bogga rasaasa.com.
Eebe Weyne waxaan ka tuugaynaa in uu ina garab mariyo Haraatida sanadkii dhamaaday iyo Hardida kan bilowday.

Waxaa kale oo aan Eebe Weyne ka baryeynaa in uu sanadkan sanadkiisa inagu gaadhsiiyo caafimaad, nabadgaliyo iyo horumar.

rasaasa.com