Qaybtii Sagaalaad Sheekadii Xasan Mataan Axmed Xirsi

 

June 3, 2012 – Xasan Mataan, waxaa uu nool qiyaastii bilowgii qaringii 19aad, waxaana uu ku noolaa degaanka loo yiqiin Garloogube, ee gabalka Qoraxeey, oo maanta ay magaalo u tahay Qabridahare.


Xasan Axmed Xirsi [xasan mataan[, wuxuu ka mid yahay dadka Somalida ah ee sheeka reebta leh. Xasan Mataan ma raagin waxna kama tagin, waxaana cimrigiisa koobay falaadkiisii islaweynida iyo kibirka ku dhisnaa ee Eebe ku abuuray. 

Dhagayso qaybta 9aad
 [mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/mataanciideed9.mp3]
rasaasa.com