Qaybtii Kowaad ee Sheekadii Xasan Mataan Axmed Xirsi

 

April 8, 2012 – Xasan Mataan, waxaa uu noolaa qiyaastii bilowgii qaringii 19aad, waxaana uu ku noolaa degaanka loo yiqiin Garloogube, ee gabalka Qoraxeey, oo maanta ay magaalo madax u tahay magaalada Qabridahare.


Xasan Axmed Xirsi [xasan mataan[, wuxuu ka mid yahay dadka Somalida ah ee sheeka reebta leh. Xasan Mataan ma raagin waxna kama tagin, waxaana cimrigiisa koobay falaadkiisii islaweynida iyo kibirka ku dhisnaa ee Eebe ku abuuray. 

Dhagayso qaybta 1aad
[mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/mataanciideed1.mp3] 
rasaasa.com