-
Qurbo Joogta Somalida Ogadeeniya oo Fayl ugu Jira Xeryaha Booliska dalalka Ingriiska iyo Sweden
Waxaa si aad ah isugu taxalujinaya dadweynaha qurbo joogta ah ee Somalida Ogadeeniya sidii ay waftiga ugala hadhi lahaayeen...
-
Boggaga Qaxarka Qabyaalada ee Buun Buuniya Beenta Jwxo-shiil, Jiitay Waa Hore.
Ma runbaa ma been baa, ma dadka shaki gali baa, ma cadogaa dhuux sagaaraa loogu subkadaabaa, waan saluugnee soo celcelintiyo...
-
Dagaalo Kulul oo Laga Soo Sheegayo Abaaqorow
Jabhada Xoreynta Somali Galbeed [JXSG] oo sheegtay in ay dagaalo kula gashay shalay ciidamada Itobiya ee jooga gabalka Godey,...
-
Iley iyo Axmaar, oo si Dadban Loogu Sheegay in Ayna Jirin Cid ay Matali Karaan.
Waxaa Bari Aroortii Soo gaadhi doona Magalada Stockhom, Sweden Waftigii baryahanba laga shin tirinayey ee ka Socday Kaalinka...
-
Jwxo-shiil iyo Beeshiisa oo Yeeshay Shir ay ku Go,aan Qaateen
Jwxo-shiil iyo Jwxo-shiilo oo yeeshay shir, kagana tashaday, sidii ay kaga bixi lahaayeen siriq dhaqaale oo soo gaadhay sidii...
-
Qormada Caafimaadka Dadweynaha ee Cudurka Buufiska [Depression]
Qormadan maanta ee caafimaadka dadweynaha ayaa waxay ku saabsan tahay, xanuunada lagu bartay dalalka reer galbeedka, balse...
-
Jabhadda Xoraynta Somali Galbeed [Jwxo] oo WarSaxaafadeed ka Soo Saartay Xaaladda Adag ee ay ku Jiraan Dadweynah Somali Galbeed
Warsaxaafadeedkan oo ayaa waxaa uu nagu soo gaadhay e-mail uu noo soo diray xafiiska warfaafinta JXSG, warsaxaafadeedka ayaa...
-
Xagee ayaad Umalaynaysaa In ay Iska Shabahaan Ina Dhuubo Iyo Tamuuje [Ninka Jaaliyada Southall Ku Qabiilka ah] Xageese Iska Shabahaan Maadey Iyo Ina Iley
Waxaa dhab ah in dadka qaarkii meelo badan iska shabahaan iyaga oo aan uur hooyo ka soo wada bixin, ilmo Aabana ahayn, waxaa...
-
Ciidamada JXSG iyo Kuwa Gumaysiga oo Dagaal ku Dhexmaray Gabalka Nogob
Waraka naga Soo gaadhaya Deegaano ka tirsan Dagmadda Dhuxun ee Gobalka Nogbeed oo ka tirsan Dhulka S/galbeed, ee lagumaysto...
-
Xaabo Tuugo Matalaysay Jwxo-shiil oo Gawsaha Iska Guray!
Jaahuuro iyo Jaamadheer oo dagaal ku dhexmaray qol Jamiaca leedahay, Xaaba Tuugadii Matalaysay Jwxo-shiil ee Kulanka ku Lahayd...
-
Kulan Micna Daro ah oo Kooxda Jwxo-shiil iyo Tuugta Daba Taagan Denver, Colorad ku Qabteen oo Lagu Kala Tagay
Sheeko la yidhaahdo waxay ka soo jeedaa qabiilka Ciisaha ayaa tidhaahda “saala saalaysaye walee sidaasaanan kaaggaga...
-
Xaabo Tuugo Matalaysay Kooxdii Jwxo-shiil, oo Shalay Gabal Dhicii ku Kulmay Guri ay Leedahay Jaaliyada Jamaica
Maahmaah gabdheed Somaliyeed baa waxay tidhaahdaa “doqon rag iyo dib waraab ah midna docdaada laguma waraabiyo”...
-
Bogg Cusub oo Laga Leeyahy Kaalinka 5aad, oo War Cusub ka Qoray Dilkii Dr. Dolal
Xaq daboolka lama saari karo daalim uu galay, in kasta oo dabool lagu rogo oo daaha lagu laabo Rabi baan dadayn waa Allihi...
-
Guddida Xaqiiqa Raadinta Dilka Dr Doolaal, oo Baadhitaan Dheer ka Dib Soo Saartay Warbixin Faahfaahsan
Guddida Xaqiiqraadinta Dilkii Dr Maxamed Siraad Doolaal, ayaa waxay soo gabagabaysay warbixin dheer oo ay ka soo diyaariyeen...
-
Ogaysiis ku Socda Dadweynaha Somalida Ogadeeniya
Waxaa laga soo dayn doonaa TV UNIVERSAL, barnaamij tacsi ah oo loo samyeeyey Dr. Mohamed Sirad Dolal (more…) ...