News in Somali

Xaqu Ma Iisho

In kasta oo ay daalimiintu isku daydo in ay xaqa qariyaan, Ilahay quraankiisa ayuu ku cadeeyey in aan marna xaqa dabool la saari karin. Maanta oo ay ka soo wareegatay Dilkii Dr. Maxamed Sirad Dolal 120 maalmood ayaa waxaa ka soo baxaya kuwii isku dayayey in ay qariyaan dilkiisa in ay maanta cadaynayaan in dadkii […]

News in Somali

Af Waakow May Liki Aamee??

Waxaa aad iiga yaabiyay wiilkan yar ee webka la yidhi haleelo wax ku soo qoro. Waxaan arkaa in uu xaqiiqadda ka dhacsan yahay oo waxa loo sheego oo inta badan beenta ku salaysan in uu saxaro ku walaaqo akhristyaasha wakhtiga kaga dhuminaya.

News in Somali

Maamulkii Kismaayo oo Gudi ku Meel Gaadh ah Lagu Wareejiyay

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadha xarunta gobolka Jubada hoose ee Kismaayo ayaa waxa ay xaqiijinayaan in maamulkii magaalada si kumeelgaadh ah loogu wareejiyay gudi kumeel gaadh ah oo ka shaqeyn doona sidii maamul cusub loogu sameyn lahaa gobolka jubada hoose gaar ahaan degmada Kismaayo.