News in Somali

Jwxo-shiil iyo Beeshiisa oo Lacag Xoog leh ku Bixiyey TV Universal Muxuuse Kala Kulmay!

Lacagtii uu Jwxo-shiil galiyey TV Universal, muxuu ka faa,iiday?  Wuxuu diiday in soo hor istaago dadweynaha Somalida Ogadeeniya ee UK, wuxuuna waayey meel uu isku muujiyo in uu joogo walina sheeganayo gudoomiye aan jirin, wuxuuna lacag xoog leh si doqonimo ah u siiyey TV Universal, si uu uga hadlo  hal mar, waxaana ka raacay wadhi […]

News in Somali

Maadeey ma Maqasheen!

Ragu waa labo, nin soo socod naageed leh oo sii socod nimeed leh iyo nin soo socod nimeed leh oo sii socod naageed leh. Nin soo socod nimeed leh oo sii socod naageed leh: waa nin laf iyo Itaal Eebe weyne siiyey oo kolka uu kugu soo