News in Somali

Xukuumada Eritrea oo Soo Abaabulaysa Qaraxyo Lala Beegsanayo Magaalooyin ka Mid ah Dhulka Somalida Ogadeeniya

Ras: Xukuumada Eritrea oo diyaar garow xoogan ugu jirta in ay Aafo ka abuurto gudaha Ogadeeniya, warar aanu ka helayno wariye bogga rasaas.com u jooga dalka Eritrea, wuxuu soo sheegay wariyuhu, in xukuumada Eritrea ay qorshaynayso