Ogeysiis: Shir Loo Qabanyo Waftiga Dawlad Degaanka Somalida oo Lagu Qabanayo Minneapolis

 

Mineapolis, Jan 21, 2011 [ras] –  Ogeysiis waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha ka soo jeeda degaanka Somalida ee ku dhaqan Waqooyiga Maraykanka in ay ka soo qayb galaan shir aad u weyn oo ay jaaliyada Degaanka Somalidu u qabanayso waftiga ka socda dawlada deegaanka Somalida.

Shirkan ayaa ka dhacaya magaalada Minneapolis ee gabalka Minnesta maalinta Axada ee bishan January 23, 2011, saacaduna tahay 14:00 – 18:00 Pm.

Shirkan oo la sugayey muddo dheer ayey waftiga dawlad degaanka Somali ugu sharxi doontaa dadweynaha ka soo jeeda degaanka Somalida, arimaha ay ka mid yihiin nabad galiyada, horumarka guud iyo guud ahaan waxqabadka ay sameeyeen maamulkan iyo kuwii ka horeeyeyba.

Goobta Shirku ka dhicidoon:
Minneapolis Marriot City Center
30 South 7th Street Minneapolis, Minnesota 55402 USA

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh;

1. Cabdi Axmed Shuuriye    [Gobolka Afdheer],  Tel: 1612-701-0902
2. Xuseen Faarax  [Gobolka Dhagaxbuur],  Tel: 1612-987-3813
3. Cabdiraxman Gabdile  [Gobolka Dhagaxbuur],  Tel: 1612-298-9106
4. Iman Maxamed Yusuf  [Gobolka Fiiq], Tel: 1612-423-8589
5. Cabdullahi Garille  [Gobolka Godey], Tel: 1952-288-9035
6. Muxumed Cabdi Cali  [Gobolka Jigjiga], Tel: 1651-795-1825
7. Axmed Nuur  [Gobolka Liibaan] Tel: 1612-702-6022
8. Cabdirisaq Xusseen Cadde  [Gobolka Qoraxey], Tel: 1612-251-3550
9. Amina Gisile  [Gobolka Shiniile], Tel: 1612-408-1924
9. Cusman Xusseen Cabdi  [Gobolka Wardheer], Tel: 1507-271-9786

Wixii tilmaan & aragti ah, fadlan kala xidhiidha guddoomiyaha guddiga farsamada ee shirka, Suldaan Maxamed Suldaan Badde.

rasaasa.com