Ogeysiis: Dhamaan Dadweynaha Somalida Ethiopia ee Deggan Dalka Ingriiska

 

London, Feb 28, 2012 [ras] – Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan dadweynaha Somalida Ethiopia ee degan dalka Ingriiska in ay ka soo qayb galaan shir muhiim ah oo ka dhacaya dhismaha danajiraha dalka oo ku taal badhtamaha magaalada London.  Wixii faahfaahin ah ee ku saabsan waxa kulanku yahay, wadada ay ku taal iyo wakhtiga waxaad ka akhrisataa qoraalka hoose ama la xidhiidh Lambaradan Telefoonada.

Embassy of Ethiopia |17 Princes Gate | LONDON | SW7 1PZ

DDI: 020 7838 3883 |Mobile: 078 8637 1094 | Fax: 020 7225 3513

 

rasaasa.com