Ogaysiis Muhiim ah oo Aanu ugu Talagalay Akhristayaalka

 

Waxaa la Ogaysiinaynaa Akhristayaasha sharafta leh, ee bogga rasaas.com, in  Bogga ay ku socoto hawl dib u ahabayn ah, oo lagu kordhinayo awooda Bogga, madaama ay jiraan akhristayaal aad u badan.

Hadab inta aanu ka hagaajinayno Bogga rasaas.com, waxaa hawshii uu wiilku qaban jiray, sii wadaysa inta wiilka laga daweynayo walaashiis oo la yidhaahdo RASAASA.com. Waxaana filayaa in gabadha laftigeedu ay tahay gabadh dagaal yahan ah, oo waliba warbixinta aad u taqaan ee sidaasi u ogaada idinka oo mahadsan.