Home / News in Somali /
Ogaysiis: Bogg Cusub oo Wax ka Qori Doona Arimaha Somalida Ogadeeniya, oo Saxaafada ku Soo Kordhay
Waxaa dadweynaha jecel akhrinta boggaga Internetka, lagu wargalinayaa in uu ku soo kordhay bogg aga saxaafada ee Internet-ka Bogg cusub, oo wax ka qori doona amuuraha ku saabsan geeska Afrika, gaar ahaana kuwa dhulka Somalida Ogadeeniya [Ismaamulka Somalida Itobiya].
Boggan cusub oo magaciisu yahay Ogadenpress.com, ayaa si dhab ah u taaban doona arimaha maamul ee Dawlada Degaanka Somalida, kaas oo xiligan looga fadhiyo in uu sameeyo arimo horumar oo dhab ah, ka dib kolkii ay nabad galiyo ka dhalatay degaanka Somalida Ogadeeniya.
Waxaa kale oo uu boggani ka hadli doonaa kooxaha argagixisada ah ee dhibaatada ku haya geeska Afrika gaar ahaan degaanka Somalida Ogadeeniya. Sida uu sheegay Tafatiraha Boggan
rasaasa.com
rasaasa.com