Milicso Sulub Cali Cabaas, oo Fahmay Burburka ONLF 2005.

 

Kolkii Maxamed Cumar Cismaan soo dhex galay ururka ONLF sanadkii 1998, waxaa u soo hoyatay burbur, walow uu si khalad ah ku soo dhex galay halganka, hadana xubnihii ugu firfircoonaa ururka ONLF, ee isaga ku marti qaaday ururka, kolkay Ogadeen in Halgankii ummada ay Eritrea iyo Ina Cismaan si xun ugu adeeganayaan ayey goosteen in ay joojiyaan dhibaatada ururka ONLF.

Sulub Cali Cabaas, waxaa uu ka mid ahaa dadkii ugu muhiimsanaa ee salka u dhigay ururka ONLF, waxaana uu ka mid ahaa dadkii fahmay khaladka 7 sano ka hor.

Bal dhagayso codka Sulub Cali Cabaas.

rasaasa.com