Madaxweynaha Dawlada Degaanka Somalida oo ka Qayb galay Xaflad Qalin Jabin ah

 

M/weynaha dawlada degaanka oo ka qayb galay xalaflad loo qabtay 213 arday oo ka qalin jabiyey kuliyada caafimaadka ee magaalada Jijiga. Ardaydaa oo dhamaystay saddexsano oo ay ku dhamaysteen Diploma caafimaad ah.

Qalinjabin