Sat. Jul 2nd, 2022

Waxaa na soo gaadhay cajalad cod ah, taas oo la soo dhigay Internetka oo xambaarsan sheeko baryahan ay dadweynuhu aad u xiisaynayeen maqalkeeda. Sheekadan ayaa waxay ku saabsan tahay ninka loogu yeedho Ina-dhuubo, oo isagu dhibaato ka samaysan, barahanse ay ka soo if baxday dhibaatadii uu dadka u gaysan jiray.

Dadka sheekadan soo akhriyey ayaa waxay sheegeen in uu gurtay Inkaaro badan oo ay ugu horayso;

1.  daryeel la,aan islaantii isaga dhashay

2. Nin shariif ah oo uu u kas gaadhi ugu dhuftay magaalada Godey

3. Mushaar 7 bilood ah oo uu ka cunay dhalinyaro Boolis ah oo ay tiradoodu ahayd 200, xiligii uu ahaa taliyaha booliska Ismaamulka Somalida Ogadeeniya.

*Anigu waxaan Isleeyahay hadayba Ina-dhuubo Inkaari hayso waxaa weeyey dilkii saaxiibkiisii ay axdiga wada galeen ee aayar isga oo aan ogayn uu hoosta ka dilay. Axdiguna waxaa uu ka mid yahay waxyaabaha aan meel la,aan dhicin.

Isku soo duub oo ummada Somalida Ogadeeniya ayaa eegga ogaatay ruuxa uu yahay in dhuubo. Dhagaysta sheekada dheega ku taal.

rasaas.com

By Rasaas