Jwxo-shiil, oo Istiraatiijiyad iyo Amara cusub oo Ismiidaamin ah Soo Saaray

 

Kooxda Jwxo-shiil, oo dib isugu abaabulaysa wadamada reer galbeedka iyo waliba amaro iyo istiraatiijiyado cusub dukuminti ay ku qoran yihiin oo aan E-mail ku helay iyo faahfaahin ku saabsan Istiraatiijiyadaha iyo Amarada uu bixinayo Jwxo-shiil.

Qoraalka ayaa u muuqda in kooxda ay dhibaato wayni gaadhay, meel walbana laga fudhiyey, ayna doonayaan in ay dib abaabul uga gasho dalalka reer galbeedka iyada oo waliba quudaraynaysa in ay daali doonaan dawlada degaanka Somalida Ethiopia iyo taageerayaasheedu.

 Qoraal aan helay oo pdf  file ayah ayaa sidan u qoraa.

rasaasa.com