Jaaliyada Gabalka Qoraxeey ee Dalka Yemen oo Tacsi u Diraysa Qoyska Reer Dubad Cagoole

 

Anaga oo ku hadlayna magaca beel waynta reer Qoraxeey ee dalka Yemen, waxaan halkan Tacsi uga diraynaa dhamaan Eheladii uu Ka geeriyooday Marxuum Sh. Mohamed Dubad Hirsi Cagoole oo Si Naxariis daro aha loogu dilay Magaalada Gaarisa ee dalka Keny.
Waxaan Eebw wayne SUBXAANAHU Watacaallaa Waydiisanaynaa Inuu Marxuumka JANATUL-FIRDAWSA Geeyo, Anaga iyo Ehelkana Sammir iyo iimaan Naga Siiyo.

Waxaan rajeynaynaa in saa,iliintii dishay iyo kuwii ka dambeeyeyba dilka Sheekh Maxamed Dubad in dirba gacanta lagu dhigo si deg deg ahna sharciga loo horkeeno.

Waxaana ka codsanaynaa walaalaha reer Qoraxeey ee ku nool dal iyo dibadba in ay hawshan dilka ayna dhayalsanin, oo rag badan oo hore dhiigoodii loo duudsiyay ay daba galaan. Dadka falkan waxshinimada ah ee ugu dambeeyey ka danbeeyay ayaa wakiil ka ahaa kuwii hore oo dhan. Waxaan la yaabanahay sida ay u ogolaadeen reer Qoraxeey Toogbarashada ah ee aan kala joogsiga lahayn ee lagu hayo raga Xulka ah;

– DR- Doolaal,
– Haaji Qoraxay,
– Sh. Mohamed Dubad
– Deeq Cabdiraazin
– Sheekh Bashiir
– Liqoowe Muxumed Tayse
– Maxamed Aardoon Bulxan
– Biniin Cabdulahi Yuusuf

– iyo Rag kale oo Badan oo La Iska Laayay laguna Shiish Bartay.

DADKA TACSIDA DIRAYA

Jaaliya Reer QORAHAY Ee Dalka Yemen

01- Sh. Axmed Sh. Abdi Haajir – ODAYGA Beesha Ogaden ee Yemen
02- SH. C/Nuur Hassan rashiid
03- DR- Cali Mohamed Mohamud [Cali Fareey]
04- Ustaad Ali Ahmed Hasan Caare {Cali yare
05- Nabadoon- Dhayse Muhumed Cadwaan
06- Nabadoon-  Xasan Cabdi Gaas [Xasan Malay]
07- Nabadoon Mohamed Ahmed C/deeq  [Boodh]
09- Nabaddoon Husein Cabdi Saxane [Ilka Qarash]
10- C/Mahad Muhumed Guul Xasan Caare
11- Nabaddoon Carab Cabdi Danab
12- Nabadoon Mohamed C/laahi Raabi [Bisle]
13- Mohamed Sh.Axmed Sh.Cabdi Haajir
14- Mohamed Mohamuud Ibraahin  [M-Cade]
15- Bashiir Xayi Mohamned
16- C/Qani Muhumed Biixi [Bisle]
17- Farxaan C/Qadir  [Usame]
18- Uwaaz- Mohamed Faarax Madoobe
19- Mohamed Cabdi Aw Aw Ahmed [Waayo Arag]
20- Asli Mohamed Daahir Dhoonyacab
21- Hinda Haashim Mohamed
22- Sacdiya Cabdi Xirsi
23- Fardawsa AxmedNuur Xasan Caare
24- Aniisa Ahmed Nuur
25- NIMCO Mustafe
26- Ayaan Ahmednur Xasan Caare
27- Khadra Cabdi Danab
28- Ardo Mohamuud Cabdi Jarane
29- Ardo Husein
30- Sowda Ibraahin Suufi
31- Amina Ibraahin Suufi
Iyo Dad Farabadan oo aan Halkan Lagu Soo Koobi KARIN

DUCO:- Ilaahayow Sheikh Mohamed Iyo Anagaba Janadaada Naga Waraabi.

Aamiin Aamiin Aamiin

rasaasa.com