Warqad qoraal ah oo uu ciwaankeedu yahay kan kore, ayaanu ku helay e-mail, ay noo soo gudbiyeen dad codsaday in aan warkooda la bixinin, warqada ayaa u egg waerrgto uu Ina Cumar Cismaan u Diray beeshiisa, oo uu ku waydiisanayo in uruuriyaan lacago. Waxaa ku jira qoraalka tuduc odhanaysa xaalku waa xun yahay ee ha la soo dadaalo, madaadma nalaga codsaday in aanu soo dhajino qoraalkan, waxaan filayaa in ayna cidna ku kicinin xasaasiyada, magaca iyo Accounkuba waa public.
Warqada ayaa u qoran sidan
Fadlan Xili Xun Baa Lagu Jiraa Waxana Faraha Iiguma Jiraan Bil Kasta Horaanteeda Bixi
US$100.00, Hadaad Tihiin Qoys ama Qof Shaqeeya
US$50.00, Hadaad Tahay Qof Kaliya oo Aan Shaqaynin
Ku Shub Lacagta Kugu Aadan Accounka Numberiisu Yahay:
“BARCLAYS BANKA 203883 -00694606”
Ama ku Soo dir Ciwaanka, Mohamed Omar Osman oo ah:
124 Botwell Common Road Hayes, Middx, UB3 1JD
Wixii faahfaahin ah ee intaas dheer la soo xidhiidh 02085615828
Qof Walbow:
- Dareenkaa
- Dadnimadaa
- Damiirkaa
Abaal bay kuu hayaan Dadkaagu
Mahadsanidiin
Soo Dadaala