Hogaamiyaha Somali Galbeed Mudane Sheekh Ibrahin, oo Waraysi Siiyey BBC-da

 

Hogaamiyaha Somali Galbeed mudane Sheekh Ibrahin Maxamed Xuseen, oo  12kii bishan la kulmay R/w dalka ayaa uga waramay ideecada BBC-da, waxayaabihii ay ka wadahadleen Hogaamiyaha iyo R/wasaare Zinawi.

Kobtan ka Dhagayso Waraysiga
[mp3player width=200 height=20 config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://rasaasa.com/bbcsheekhibrahin.mp3]